Horn of Africa Entertainment
Uncategorized
Kusoo dhawoow Horn of Africa Entertainment, madal hormuud u ah soo bandhigida dhaxalka hodanka ah ee fanka iyo fanaaniinta soomaaliyeed. Horn of Africa Entertainment waa shirkad Soomaaliyeed waliba madax banaan oo ay Soomaali maamusho oo howsheedu tahay Suuqgeynta, Baahinta, Soosaarka Muusiga, Maareeynta iyo Daabacaada, ayaa safafka hore u galeesa sii ee masraxyada calaamka uga soo muujiyaan fanaanka ama fanka Soomaaliyeed, iyadoo meeshuu ka maqneen sida (Abwaanada, Soo Saarayaasha, Laxamiistayaasha iyo intii kaloo ku lug leh) Horn of Africa Enteinment oo ka shaqeeni doonto in fanaaniinta Soomaaliyeed ee helaan maamul wanaagsan iyo mudnaanta ee ku leeyihiin Music Industryga iyo inuu fanaaniinta heesahooda u xafidaan. Howlaha aan qabano. * Maamulista (Maareyn) * Qoraalka Heesta oo Dheeli Tiran * Adeegyada Suuqgeynta Dijital ah * Istaraatiijiyada Catalog * Saxaafadda + Xayeysiinta * Shaatiyeenta (SYNC) * Daabacaadda * Horumarinta Dhageystayaasha, iyo adeegyo kaloo badan......